soomaali
Surah Al-Fajr ( The Dawn ) - Aya count 30
وَالْفَجْرِ
( 1 ) ![soomaali - Al-Fajr ( The Dawn ) - Aya 1 Al-Fajr ( The Dawn ) - Aya 1](style/islamic/icons/mp3.png)
Eebe wuxuu ku dhaartay Waabariga.
وَلَيَالٍ عَشْرٍ
( 2 ) ![soomaali - Al-Fajr ( The Dawn ) - Aya 2 Al-Fajr ( The Dawn ) - Aya 2](style/islamic/icons/mp3.png)
Iyo Habenanada Tobanka ah (Arrafo).
وَالشَّفْعِ وَالْوَتْرِ
( 3 ) ![soomaali - Al-Fajr ( The Dawn ) - Aya 3 Al-Fajr ( The Dawn ) - Aya 3](style/islamic/icons/mp3.png)
Iyo Tirada siman iyo tan is dheer.
وَاللَّيْلِ إِذَا يَسْرِ
( 4 ) ![soomaali - Al-Fajr ( The Dawn ) - Aya 4 Al-Fajr ( The Dawn ) - Aya 4](style/islamic/icons/mp3.png)
Iyo Habeenku markuu tagayu.
هَلْ فِي ذَٰلِكَ قَسَمٌ لِّذِي حِجْرٍ
( 5 ) ![soomaali - Al-Fajr ( The Dawn ) - Aya 5 Al-Fajr ( The Dawn ) - Aya 5](style/islamic/icons/mp3.png)
Miyayna arrintaasu ahayn wax loogu dhaarto Qof caqli leh.
أَلَمْ تَرَ كَيْفَ فَعَلَ رَبُّكَ بِعَادٍ
( 6 ) ![soomaali - Al-Fajr ( The Dawn ) - Aya 6 Al-Fajr ( The Dawn ) - Aya 6](style/islamic/icons/mp3.png)
Ma ku soo Gaadhay sida Eebahaa ku falay Caad.
إِرَمَ ذَاتِ الْعِمَادِ
( 7 ) ![soomaali - Al-Fajr ( The Dawn ) - Aya 7 Al-Fajr ( The Dawn ) - Aya 7](style/islamic/icons/mp3.png)
Ee ahaa Irama xooggana lahaa.
الَّتِي لَمْ يُخْلَقْ مِثْلُهَا فِي الْبِلَادِ
( 8 ) ![soomaali - Al-Fajr ( The Dawn ) - Aya 8 Al-Fajr ( The Dawn ) - Aya 8](style/islamic/icons/mp3.png)
Wax la mid ahna aan iugu abuurin dhulka.
وَثَمُودَ الَّذِينَ جَابُوا الصَّخْرَ بِالْوَادِ
( 9 ) ![soomaali - Al-Fajr ( The Dawn ) - Aya 9 Al-Fajr ( The Dawn ) - Aya 9](style/islamic/icons/mp3.png)
Iyo Thamuud-kii ahaa dhagaxa kuwa ku jarjara Waadiga.
وَفِرْعَوْنَ ذِي الْأَوْتَادِ
( 10 ) ![soomaali - Al-Fajr ( The Dawn ) - Aya 10 Al-Fajr ( The Dawn ) - Aya 10](style/islamic/icons/mp3.png)
lyo Fircoonkii dhakawyada lahaa.
الَّذِينَ طَغَوْا فِي الْبِلَادِ
( 11 ) ![soomaali - Al-Fajr ( The Dawn ) - Aya 11 Al-Fajr ( The Dawn ) - Aya 11](style/islamic/icons/mp3.png)
kuwiina ahaa ku xadgudbay dhulka.
فَأَكْثَرُوا فِيهَا الْفَسَادَ
( 12 ) ![soomaali - Al-Fajr ( The Dawn ) - Aya 12 Al-Fajr ( The Dawn ) - Aya 12](style/islamic/icons/mp3.png)
12 Kuna badiyay dhexdiisa fassaadka.
فَصَبَّ عَلَيْهِمْ رَبُّكَ سَوْطَ عَذَابٍ
( 13 ) ![soomaali - Al-Fajr ( The Dawn ) - Aya 13 Al-Fajr ( The Dawn ) - Aya 13](style/islamic/icons/mp3.png)
Markaasaana Eeba ku shubay Caddibaad daran.
إِنَّ رَبَّكَ لَبِالْمِرْصَادِ
( 14 ) ![soomaali - Al-Fajr ( The Dawn ) - Aya 14 Al-Fajr ( The Dawn ) - Aya 14](style/islamic/icons/mp3.png)
Maxaayeelay Eebe waa u darbanyahay (abaalmarinta).
فَأَمَّا الْإِنسَانُ إِذَا مَا ابْتَلَاهُ رَبُّهُ فَأَكْرَمَهُ وَنَعَّمَهُ فَيَقُولُ رَبِّي أَكْرَمَنِ
( 15 ) ![soomaali - Al-Fajr ( The Dawn ) - Aya 15 Al-Fajr ( The Dawn ) - Aya 15](style/islamic/icons/mp3.png)
Marks Eebe Dadka imtixaano xoolana ugu nicmeeyo wuxuu dhihi (kan xun) waa lai sharrifay (isagoo faani).
وَأَمَّا إِذَا مَا ابْتَلَاهُ فَقَدَرَ عَلَيْهِ رِزْقَهُ فَيَقُولُ رَبِّي أَهَانَنِ
( 16 ) ![soomaali - Al-Fajr ( The Dawn ) - Aya 16 Al-Fajr ( The Dawn ) - Aya 16](style/islamic/icons/mp3.png)
Haddiise Eebe imtixaano oo Xoolaha ku yareeyo wuxuu dhihi Eebaa i dulleeyay.
كَلَّا ۖ بَل لَّا تُكْرِمُونَ الْيَتِيمَ
( 17 ) ![soomaali - Al-Fajr ( The Dawn ) - Aya 17 Al-Fajr ( The Dawn ) - Aya 17](style/islamic/icons/mp3.png)
Saas ma aha ee waxaydaan dhaqaalaynayn Agoonka.
وَلَا تَحَاضُّونَ عَلَىٰ طَعَامِ الْمِسْكِينِ
( 18 ) ![soomaali - Al-Fajr ( The Dawn ) - Aya 18 Al-Fajr ( The Dawn ) - Aya 18](style/islamic/icons/mp3.png)
Mana fartaan in masaakiinta wax la siiyo.
وَتَأْكُلُونَ التُّرَاثَ أَكْلًا لَّمًّا
( 19 ) ![soomaali - Al-Fajr ( The Dawn ) - Aya 19 Al-Fajr ( The Dawn ) - Aya 19](style/islamic/icons/mp3.png)
Waxaadna aad u cuntaan dhaxal xaq darro.
وَتُحِبُّونَ الْمَالَ حُبًّا جَمًّا
( 20 ) ![soomaali - Al-Fajr ( The Dawn ) - Aya 20 Al-Fajr ( The Dawn ) - Aya 20](style/islamic/icons/mp3.png)
Xoolahana waxaad u jeceshihiin si daran.
كَلَّا إِذَا دُكَّتِ الْأَرْضُ دَكًّا دَكًّا
( 21 ) ![soomaali - Al-Fajr ( The Dawn ) - Aya 21 Al-Fajr ( The Dawn ) - Aya 21](style/islamic/icons/mp3.png)
Saas ma aha ee marka dhulka la burburiyo.
وَجَاءَ رَبُّكَ وَالْمَلَكُ صَفًّا صَفًّا
( 22 ) ![soomaali - Al-Fajr ( The Dawn ) - Aya 22 Al-Fajr ( The Dawn ) - Aya 22](style/islamic/icons/mp3.png)
Eebe iyo Malaguna la yimaaddo amarkiisa Malaa'igtoo safan.
وَجِيءَ يَوْمَئِذٍ بِجَهَنَّمَ ۚ يَوْمَئِذٍ يَتَذَكَّرُ الْإِنسَانُ وَأَنَّىٰ لَهُ الذِّكْرَىٰ
( 23 ) ![soomaali - Al-Fajr ( The Dawn ) - Aya 23 Al-Fajr ( The Dawn ) - Aya 23](style/islamic/icons/mp3.png)
Naarta Jahannamana Maalintaas la keeno, Dadku waxay xusuusan waxay faleen, Maxayse xusuusi tari.
يَقُولُ يَا لَيْتَنِي قَدَّمْتُ لِحَيَاتِي
( 24 ) ![soomaali - Al-Fajr ( The Dawn ) - Aya 24 Al-Fajr ( The Dawn ) - Aya 24](style/islamic/icons/mp3.png)
Waxay dhihi shallaytee maan wanaag hormarsado.
فَيَوْمَئِذٍ لَّا يُعَذِّبُ عَذَابَهُ أَحَدٌ
( 25 ) ![soomaali - Al-Fajr ( The Dawn ) - Aya 25 Al-Fajr ( The Dawn ) - Aya 25](style/islamic/icons/mp3.png)
Malintaas sida Eebe wax ruux u Cadaabi ma jiro.
وَلَا يُوثِقُ وَثَاقَهُ أَحَدٌ
( 26 ) ![soomaali - Al-Fajr ( The Dawn ) - Aya 26 Al-Fajr ( The Dawn ) - Aya 26](style/islamic/icons/mp3.png)
Wax sida Eebe wax u xidhina ma jiro.
يَا أَيَّتُهَا النَّفْسُ الْمُطْمَئِنَّةُ
( 27 ) ![soomaali - Al-Fajr ( The Dawn ) - Aya 27 Al-Fajr ( The Dawn ) - Aya 27](style/islamic/icons/mp3.png)
Naftase xaqa rumaysay ee Xasillooneey.
ارْجِعِي إِلَىٰ رَبِّكِ رَاضِيَةً مَّرْضِيَّةً
( 28 ) ![soomaali - Al-Fajr ( The Dawn ) - Aya 28 Al-Fajr ( The Dawn ) - Aya 28](style/islamic/icons/mp3.png)
U noqo Eebaha adoo raalli ah lagana raalli noqday.
فَادْخُلِي فِي عِبَادِي
( 29 ) ![soomaali - Al-Fajr ( The Dawn ) - Aya 29 Al-Fajr ( The Dawn ) - Aya 29](style/islamic/icons/mp3.png)
dhexgalna Addoomadayda (wanaagsan).
وَادْخُلِي جَنَّتِي
( 30 ) ![soomaali - Al-Fajr ( The Dawn ) - Aya 30 Al-Fajr ( The Dawn ) - Aya 30](style/islamic/icons/mp3.png)
Galna Jannadayda.