soomaali
Surah Al-Ma'arij (The Ways of Ascent ) - Aya count 44
سَأَلَ سَائِلٌ بِعَذَابٍ وَاقِعٍ
( 1 ) ![soomaali - Al-Ma'arij (The Ways of Ascent ) - Aya 1 Al-Ma'arij (The Ways of Ascent ) - Aya 1](style/islamic/icons/mp3.png)
Midbaa wuxuu Eebe warsaday in Caddibaad ku dhacda Gaalada (loo soo dedejiyo).
لِّلْكَافِرِينَ لَيْسَ لَهُ دَافِعٌ
( 2 ) ![soomaali - Al-Ma'arij (The Ways of Ascent ) - Aya 2 Al-Ma'arij (The Ways of Ascent ) - Aya 2](style/islamic/icons/mp3.png)
Caddibaadaasna wax Gaalada ka Celin ma jiro.
مِّنَ اللَّهِ ذِي الْمَعَارِجِ
( 3 ) ![soomaali - Al-Ma'arij (The Ways of Ascent ) - Aya 3 Al-Ma'arij (The Ways of Ascent ) - Aya 3](style/islamic/icons/mp3.png)
Waxayna ka imaan Caddibaaddaasu Eebaha sarraynta iyo Sharafta u Saaxiiba.
تَعْرُجُ الْمَلَائِكَةُ وَالرُّوحُ إِلَيْهِ فِي يَوْمٍ كَانَ مِقْدَارُهُ خَمْسِينَ أَلْفَ سَنَةٍ
( 4 ) ![soomaali - Al-Ma'arij (The Ways of Ascent ) - Aya 4 Al-Ma'arij (The Ways of Ascent ) - Aya 4](style/islamic/icons/mp3.png)
Ee Malaa'igta kale iyo Jibriilba u koraan Maalin qaddarkeedu dhan yahay Konton Kun oo Sano.
فَاصْبِرْ صَبْرًا جَمِيلًا
( 5 ) ![soomaali - Al-Ma'arij (The Ways of Ascent ) - Aya 5 Al-Ma'arij (The Ways of Ascent ) - Aya 5](style/islamic/icons/mp3.png)
Ee Nabiyow Samir Samir wanaagsan.
إِنَّهُمْ يَرَوْنَهُ بَعِيدًا
( 6 ) ![soomaali - Al-Ma'arij (The Ways of Ascent ) - Aya 6 Al-Ma'arij (The Ways of Ascent ) - Aya 6](style/islamic/icons/mp3.png)
Gaaladu waxay Caddibaadda u arkaan inay fogtahay.
وَنَرَاهُ قَرِيبًا
( 7 ) ![soomaali - Al-Ma'arij (The Ways of Ascent ) - Aya 7 Al-Ma'arij (The Ways of Ascent ) - Aya 7](style/islamic/icons/mp3.png)
Annaguna waxaan u aragnaa inay dhawrdahay.
يَوْمَ تَكُونُ السَّمَاءُ كَالْمُهْلِ
( 8 ) ![soomaali - Al-Ma'arij (The Ways of Ascent ) - Aya 8 Al-Ma'arij (The Ways of Ascent ) - Aya 8](style/islamic/icons/mp3.png)
Caddibaaddaasu waxay dhici Maalinta Cirku noqon bir la dhalaaliyey oo kale.
وَتَكُونُ الْجِبَالُ كَالْعِهْنِ
( 9 ) ![soomaali - Al-Ma'arij (The Ways of Ascent ) - Aya 9 Al-Ma'arij (The Ways of Ascent ) - Aya 9](style/islamic/icons/mp3.png)
Buuruhuna ay noqon Suuf la tifay oo kale.
وَلَا يَسْأَلُ حَمِيمٌ حَمِيمًا
( 10 ) ![soomaali - Al-Ma'arij (The Ways of Ascent ) - Aya 10 Al-Ma'arij (The Ways of Ascent ) - Aya 10](style/islamic/icons/mp3.png)
Sokeeyana uusan sokeeye wax warsanaynin.
يُبَصَّرُونَهُمْ ۚ يَوَدُّ الْمُجْرِمُ لَوْ يَفْتَدِي مِنْ عَذَابِ يَوْمِئِذٍ بِبَنِيهِ
( 11 ) ![soomaali - Al-Ma'arij (The Ways of Ascent ) - Aya 11 Al-Ma'arij (The Ways of Ascent ) - Aya 11](style/islamic/icons/mp3.png)
Wayna is arkayaan, dambiiluhuna wuxuu jeelaan inuu iskaga furto Maalintaas Caddibaadeeda Caruurtiisa.
وَصَاحِبَتِهِ وَأَخِيهِ
( 12 ) ![soomaali - Al-Ma'arij (The Ways of Ascent ) - Aya 12 Al-Ma'arij (The Ways of Ascent ) - Aya 12](style/islamic/icons/mp3.png)
Haweenaydiisa, Walaalkiis.
وَفَصِيلَتِهِ الَّتِي تُؤْوِيهِ
( 13 ) ![soomaali - Al-Ma'arij (The Ways of Ascent ) - Aya 13 Al-Ma'arij (The Ways of Ascent ) - Aya 13](style/islamic/icons/mp3.png)
iyo qaraabadiisii soo dhawaynayey.
وَمَن فِي الْأَرْضِ جَمِيعًا ثُمَّ يُنجِيهِ
( 14 ) ![soomaali - Al-Ma'arij (The Ways of Ascent ) - Aya 14 Al-Ma'arij (The Ways of Ascent ) - Aya 14](style/islamic/icons/mp3.png)
iyo waxa Dhulka ku sugan dhammaan markaa uu nabad galo.
كَلَّا ۖ إِنَّهَا لَظَىٰ
( 15 ) ![soomaali - Al-Ma'arij (The Ways of Ascent ) - Aya 15 Al-Ma'arij (The Ways of Ascent ) - Aya 15](style/islamic/icons/mp3.png)
Saas ma aha ee waxaa jirta Naar kulul (oo ay geli).
نَزَّاعَةً لِّلشَّوَىٰ
( 16 ) ![soomaali - Al-Ma'arij (The Ways of Ascent ) - Aya 16 Al-Ma'arij (The Ways of Ascent ) - Aya 16](style/islamic/icons/mp3.png)
Waxayna siibi Galka (Madaxa iyo Jirka).
تَدْعُو مَنْ أَدْبَرَ وَتَوَلَّىٰ
( 17 ) ![soomaali - Al-Ma'arij (The Ways of Ascent ) - Aya 17 Al-Ma'arij (The Ways of Ascent ) - Aya 17](style/islamic/icons/mp3.png)
Waxayna u dhawaaqi dadka jeedsaday xaqana diiday.
وَجَمَعَ فَأَوْعَىٰ
( 18 ) ![soomaali - Al-Ma'arij (The Ways of Ascent ) - Aya 18 Al-Ma'arij (The Ways of Ascent ) - Aya 18](style/islamic/icons/mp3.png)
Xoolahana kulmiyey oo hayey (oon xaqa ku bixinin).
إِنَّ الْإِنسَانَ خُلِقَ هَلُوعًا
( 19 ) ![soomaali - Al-Ma'arij (The Ways of Ascent ) - Aya 19 Al-Ma'arij (The Ways of Ascent ) - Aya 19](style/islamic/icons/mp3.png)
Dadka waa la abuuray iyaga oo Naf jaclaysi badan.
إِذَا مَسَّهُ الشَّرُّ جَزُوعًا
( 20 ) ![soomaali - Al-Ma'arij (The Ways of Ascent ) - Aya 20 Al-Ma'arij (The Ways of Ascent ) - Aya 20](style/islamic/icons/mp3.png)
Haddii dhib taabto wuu argagaxaa.
وَإِذَا مَسَّهُ الْخَيْرُ مَنُوعًا
( 21 ) ![soomaali - Al-Ma'arij (The Ways of Ascent ) - Aya 21 Al-Ma'arij (The Ways of Ascent ) - Aya 21](style/islamic/icons/mp3.png)
Hadduu khayr helana wuu reebaa.
إِلَّا الْمُصَلِّينَ
( 22 ) ![soomaali - Al-Ma'arij (The Ways of Ascent ) - Aya 22 Al-Ma'arij (The Ways of Ascent ) - Aya 22](style/islamic/icons/mp3.png)
Marka laga reebo Muslimiinta tukata.
الَّذِينَ هُمْ عَلَىٰ صَلَاتِهِمْ دَائِمُونَ
( 23 ) ![soomaali - Al-Ma'arij (The Ways of Ascent ) - Aya 23 Al-Ma'arij (The Ways of Ascent ) - Aya 23](style/islamic/icons/mp3.png)
Ee ah kuwa Salaaddooda daa'ima.
وَالَّذِينَ فِي أَمْوَالِهِمْ حَقٌّ مَّعْلُومٌ
( 24 ) ![soomaali - Al-Ma'arij (The Ways of Ascent ) - Aya 24 Al-Ma'arij (The Ways of Ascent ) - Aya 24](style/islamic/icons/mp3.png)
Kuwa Xoolahoodana xaq la ogyahay ka bixiya.
لِّلسَّائِلِ وَالْمَحْرُومِ
( 25 ) ![soomaali - Al-Ma'arij (The Ways of Ascent ) - Aya 25 Al-Ma'arij (The Ways of Ascent ) - Aya 25](style/islamic/icons/mp3.png)
Siiyana kuwa baryootama iyo kuwaan wax haysan.
وَالَّذِينَ يُصَدِّقُونَ بِيَوْمِ الدِّينِ
( 26 ) ![soomaali - Al-Ma'arij (The Ways of Ascent ) - Aya 26 Al-Ma'arij (The Ways of Ascent ) - Aya 26](style/islamic/icons/mp3.png)
Kuwa rumeeya Maalinta Qiyaame (ee Abaal marinta).
وَالَّذِينَ هُم مِّنْ عَذَابِ رَبِّهِم مُّشْفِقُونَ
( 27 ) ![soomaali - Al-Ma'arij (The Ways of Ascent ) - Aya 27 Al-Ma'arij (The Ways of Ascent ) - Aya 27](style/islamic/icons/mp3.png)
Kuwa ka Cabsaday, Caddibaadda Eebahood.
إِنَّ عَذَابَ رَبِّهِمْ غَيْرُ مَأْمُونٍ
( 28 ) ![soomaali - Al-Ma'arij (The Ways of Ascent ) - Aya 28 Al-Ma'arij (The Ways of Ascent ) - Aya 28](style/islamic/icons/mp3.png)
Maxaa yeelay Caddibaadda Eebe wax ka Aamin ah ma jiro.
وَالَّذِينَ هُمْ لِفُرُوجِهِمْ حَافِظُونَ
( 29 ) ![soomaali - Al-Ma'arij (The Ways of Ascent ) - Aya 29 Al-Ma'arij (The Ways of Ascent ) - Aya 29](style/islamic/icons/mp3.png)
Kuwa ka ilaaliya Xubinta (dhalmaha) sino.
إِلَّا عَلَىٰ أَزْوَاجِهِمْ أَوْ مَا مَلَكَتْ أَيْمَانُهُمْ فَإِنَّهُمْ غَيْرُ مَلُومِينَ
( 30 ) ![soomaali - Al-Ma'arij (The Ways of Ascent ) - Aya 30 Al-Ma'arij (The Ways of Ascent ) - Aya 30](style/islamic/icons/mp3.png)
30 Waxa ka soo haray Xaaskooda ama ay hanteen, taasna laguma dagaalo.
فَمَنِ ابْتَغَىٰ وَرَاءَ ذَٰلِكَ فَأُولَٰئِكَ هُمُ الْعَادُونَ
( 31 ) ![soomaali - Al-Ma'arij (The Ways of Ascent ) - Aya 31 Al-Ma'arij (The Ways of Ascent ) - Aya 31](style/islamic/icons/mp3.png)
Ruuxiise doona wax gudubsan kuwaa waa mid xad gudbay.
وَالَّذِينَ هُمْ لِأَمَانَاتِهِمْ وَعَهْدِهِمْ رَاعُونَ
( 32 ) ![soomaali - Al-Ma'arij (The Ways of Ascent ) - Aya 32 Al-Ma'arij (The Ways of Ascent ) - Aya 32](style/islamic/icons/mp3.png)
Kuwa waxa lagu aaminay iyo Ballankaba ilaaliya.
وَالَّذِينَ هُم بِشَهَادَاتِهِمْ قَائِمُونَ
( 33 ) ![soomaali - Al-Ma'arij (The Ways of Ascent ) - Aya 33 Al-Ma'arij (The Ways of Ascent ) - Aya 33](style/islamic/icons/mp3.png)
Kuwa maraggooda si fiican u furay.
وَالَّذِينَ هُمْ عَلَىٰ صَلَاتِهِمْ يُحَافِظُونَ
( 34 ) ![soomaali - Al-Ma'arij (The Ways of Ascent ) - Aya 34 Al-Ma'arij (The Ways of Ascent ) - Aya 34](style/islamic/icons/mp3.png)
Kuwa Salaaddooda xafida (dhawra).
أُولَٰئِكَ فِي جَنَّاتٍ مُّكْرَمُونَ
( 35 ) ![soomaali - Al-Ma'arij (The Ways of Ascent ) - Aya 35 Al-Ma'arij (The Ways of Ascent ) - Aya 35](style/islamic/icons/mp3.png)
Kuwaasi waxay geli Jannooyin lagu Sharrifo.
فَمَالِ الَّذِينَ كَفَرُوا قِبَلَكَ مُهْطِعِينَ
( 36 ) ![soomaali - Al-Ma'arij (The Ways of Ascent ) - Aya 36 Al-Ma'arij (The Ways of Ascent ) - Aya 36](style/islamic/icons/mp3.png)
Maxaa u sugnaaday Gaalada oo ay xagga Nabiga u deg degi (iagoo beenin).
عَنِ الْيَمِينِ وَعَنِ الشِّمَالِ عِزِينَ
( 37 ) ![soomaali - Al-Ma'arij (The Ways of Ascent ) - Aya 37 Al-Ma'arij (The Ways of Ascent ) - Aya 37](style/islamic/icons/mp3.png)
Iyagoo midigta Nabiga iyo Bidixdiisaba Koox Koox u jooga.
أَيَطْمَعُ كُلُّ امْرِئٍ مِّنْهُمْ أَن يُدْخَلَ جَنَّةَ نَعِيمٍ
( 38 ) ![soomaali - Al-Ma'arij (The Ways of Ascent ) - Aya 38 Al-Ma'arij (The Ways of Ascent ) - Aya 38](style/islamic/icons/mp3.png)
Ma wuxuu damci Ruux kasta oo ka mid ah in geliyo Jannatu Naciima.
كَلَّا ۖ إِنَّا خَلَقْنَاهُم مِّمَّا يَعْلَمُونَ
( 39 ) ![soomaali - Al-Ma'arij (The Ways of Ascent ) - Aya 39 Al-Ma'arij (The Ways of Ascent ) - Aya 39](style/islamic/icons/mp3.png)
Saas ma aha ee waxaan ka abuuray waxay ogyihiin.
فَلَا أُقْسِمُ بِرَبِّ الْمَشَارِقِ وَالْمَغَارِبِ إِنَّا لَقَادِرُونَ
( 40 ) ![soomaali - Al-Ma'arij (The Ways of Ascent ) - Aya 40 Al-Ma'arij (The Ways of Ascent ) - Aya 40](style/islamic/icons/mp3.png)
Waxaan ku dhaaran Qorrax ka soo baxyada iyo Qorrax u dhacyada ee waan karraa.
عَلَىٰ أَن نُّبَدِّلَ خَيْرًا مِّنْهُمْ وَمَا نَحْنُ بِمَسْبُوقِينَ
( 41 ) ![soomaali - Al-Ma'arij (The Ways of Ascent ) - Aya 41 Al-Ma'arij (The Ways of Ascent ) - Aya 41](style/islamic/icons/mp3.png)
Inaan ku baddallo kuwa ka khayr badan, nagamana dheerayn karaan.
فَذَرْهُمْ يَخُوضُوا وَيَلْعَبُوا حَتَّىٰ يُلَاقُوا يَوْمَهُمُ الَّذِي يُوعَدُونَ
( 42 ) ![soomaali - Al-Ma'arij (The Ways of Ascent ) - Aya 42 Al-Ma'arij (The Ways of Ascent ) - Aya 42](style/islamic/icons/mp3.png)
Ee iska dhaaf ha dhumbadeen eh (xumaanta) hana Ciyaareen intay kala kulmaan Maalintoodii Qiyame ee loogu gooddiyey.
يَوْمَ يَخْرُجُونَ مِنَ الْأَجْدَاثِ سِرَاعًا كَأَنَّهُمْ إِلَىٰ نُصُبٍ يُوفِضُونَ
( 43 ) ![soomaali - Al-Ma'arij (The Ways of Ascent ) - Aya 43 Al-Ma'arij (The Ways of Ascent ) - Aya 43](style/islamic/icons/mp3.png)
Maalinta ay ka soo bixi Qubuuraha iyagoo deg degi ood mooddo inay u laxaadsan Calaamo loo taagay (xaggooda).
خَاشِعَةً أَبْصَارُهُمْ تَرْهَقُهُمْ ذِلَّةٌ ۚ ذَٰلِكَ الْيَوْمُ الَّذِي كَانُوا يُوعَدُونَ
( 44 ) ![soomaali - Al-Ma'arij (The Ways of Ascent ) - Aya 44 Al-Ma'arij (The Ways of Ascent ) - Aya 44](style/islamic/icons/mp3.png)
Aragooduna waa dullaysan yahay Maalintaas, waxaana ka muuqda oo dabooli dulli, Maalintaasuna waa Maalintii loogu yaboohay (Abaal marinteeda).